WAXAAN DHISNAA WEBSITE-YO CASRI AH IYO SYSTEM-YO CAALAMI AH.

Sidoo kale waxaan bixinnaa la-talin iyo adeegyo xisaabeed oo kaa caawinaya in ganacsigaagu noqdo mid guuleysta.

About Us

Nagu Saabsan

Onkod Solutions.

Waa shirkad si buuxda diiradda u saarta horumarinta ganacsiyada iyada oo loo maraayo adeegyo xisaabeed, la-talin dhaqaale iyo maareyn ganacsi oo casri ah. Waxaan aaminsanahay in ganacsi kasta uu u baahan yahay taageero dhab ah si uu u gaaro kobac iyo xasilooni dhaqaale. Waxaan diyaar u nahay inaan la shaqeyno ganacsiyada yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn — dhammaantood waxaan siinaynaaa xal gaar ah oo la jaanqaadaya baahidooda gaarka ah inagoo adeegsanayno computerized accounting.

  • HADAF

    Hadafkeenu waa inaan bixino adeegyo tayo sare leh oo hufan, oo waxtar u leh kobaca macaamiisheena.

  • HIMILO

    Himiladeena waa inaan noqono lammaane ganacsi oo lagu kalsoonaan karo, si aan uga caawino macaamiisha gaaritaankooda maaliyadeed iyo ganacsi iyagoo ka guuraya xisaab dhaqameedkii hore una guuraya computerized accounting.

Ha sugin ilaa ay dhibaato ka timaaddo dhinaca xisaabaadkaaga. Ku xirnow maanta khubaro si aad u hesho hagitaan dhab ah.

Horumarka Shaqada

Naqshadeynta Websit-yo Casri ah 98%
Dhisita System-yo Amaan Ah 94%
Xisaabaadka Ganacsiga iyo Diiwaan-gelinta 96%
Taageero Macaamiil 24/7 99%
Qanacsanaanta Macaamiisha 97%
Adeegyo Tayo Sare leh 95%

Services

Adeegyadeenna

Adeegyada Xisaabeed (Accounting & Bookkeeping)

• Waxaan si xirfadaysan kaaga caawin doonaa dhammaan hawlaha xisaabeed ee ganacsigaaga:
• Buugta xisaabaadka
• Warbixinnada maaliyadeed (Financial Statements)
• Diiwaangelinta dakhliga & kharashaadka
• Xakameynta lacagaha soo gala & kuwa baxa (Cash Flow)
• is waafajinta bangiyada (Bank Reconciliation)

La-talin Ganacsi & Qorshe Maaliyadeed

• Falanqeyn dhaqaale (Financial Analysis)
• Dejinta miisaaniyad (Budgeting & Forecasting)
• Qiimeynta ganacsigaaga (Business Valuation)
• Hagis ku saabsan ballaarinta iyo dib-u-habeynta ganacsi
• Diiwaangelinta xisaabaadka rasmiga ah ee shirkadda
• Qorshe ganacsi (Business Plan).

Tababaro & Accounting Software Solutions

• Waxaan bixinnaa tababaro la xiriira isticmaalka software-yada sida:
• QuickBooks
• Advanced Excel Accounting

Contact

Ma u baahan tahay caawimaad? Nala soo xiriir.

Address

Darisoonka Legada, Kismayo - Somalia

Call Us

+252613231772

Email Us

onkodsolutions@gmail.com

Loading
Your message has been sent. Thank you!

Mohamed Guhaad Mohamed

CMO – Chief Marketing Officer

waa madaxa suuq-geynta iyo sumcadda shirkadda (branding). Wuxuu diyaariyaa istaraatiijiyadda xayeysiinta, baraha bulshada, iyo sidii macaamiil cusub loo heli lahaa. wuxuu sare u qaadaa muuqaalka shirkadda iyo kalsoonida dadweynaha.

Nur Siyad Abdi

CTO – Chief Technology Officer

Waa madaxa teknoolojiyadda isla markaana wuxuu hoggaamiyaa dhinaca teknoolojiyadda iyo horumarinta nidaamyada (systems software-ka), iyo xalalka casriga ah si loo hubiyo koboca iyo hal-abuurka.

Bile Ahmed Mohamed

CFO – Chief Financial Officer

Waa hoggaamiyaha shirkadda, mas’uulna ka ah dejinta himilada, istaraatiijiyadda, iyo go’aamada muhiimka ah ee shirkadda. Isla markaana wuxuu maamulaa dhammaan arrimaha maaliyadda, oo ay ka mid yihiin miisaaniyadda, qorshaynta dhaqaalaha, xisaabaadka, iyo kormeerka dakhliga iyo kharashaadka.